Fagaare ku yaalla magaalada Buulo-fullaay ee gobolka Baay ayaa waxaa ka dhacay xukun Xaddu-Sariqo ah, kasoo lagu fuliyay labo ruux oo fal xatooyo ah geystay.
Dad badan ayaa usoo daawsho tegay xukunkan, wuxuuna qaadiga maxkamadda shareecada Islaamka goobta ka aqriyay xukunka raggan iyo qiraalkooda.