Xukunkan oo ahaa mid xaddu Rdiddo ah ayaa maanta ka dhacay fagaare ku yaalla degmada Buq’Abqable ee gobolka Hiiraan.
Askari katirsan ciidanka Bangaraafta ee uu Mareykanku tababaro lagu fuliyay xukunkan, waxaana magacaabijiray Axmed Yuusuf Cabdullaahi.
Qaadigga maxkamadda shareecada Islaamka, ayaa fagaaraha uga dhawaaqay xukunkan, halkaasi ayaana durbaba lagula fuliyay.
Halkan ka Degso Codka Xukunka.