Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Degmada Jamaame.

Xukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Degmada Jamaame.[DHAGEYSO]

Galinkii dambe ee maalintii shalay waxaa degmada Jamaame ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe ka dhacay, xukun xaddu sino ah kaas oo lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah.

100 karbaash ayaa lagu dhuftay wiilka dhalinyarada ah ee sinada ku dhacay, halka gabadha falkaan ku wehlisay dib loo dhigay xukunkeeda maadaama ay xaamilo tahay.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.