Maalintii shalay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyo Barrow ee gobalka Sh-hoose waxaa ka dhacay, xukun Xaddu Sino ah oo lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah oo ku kacay fal kufsi ah.
Wiilka oo 19 jir ahaa ayaa waxa uu kufsi u geystay gabar ari jir aheyd, waxaana lagu dhuftay 100 karbaash maadaama uusan soo marin wax guur ah.
Halkaan ka Degso Warka Xukunka