Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsYaa ka Dambeeya Mowjadaha Islaam Naceybka ee ka Dhanka ah Muslimiinta ku...

Yaa ka Dambeeya Mowjadaha Islaam Naceybka ee ka Dhanka ah Muslimiinta ku Nool Faransiiska?[WARBIXIN]

Dhawaan waxaa dalka Faransiikska ka dhacay dil foolxun oo gudaha Masjid ku yaalla dalkaas loogu geystay ruux Muslim ah, waxaana dilkaas kadib magaalada Paris ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo dhibaatada ay wajahayaan Muslimiinta ku nool Faransiiska.

Dowladda Faransiiska ayaa waxaa lagu eedeeyay iney hormuud ka tahay dhibaatada ay la kulmayaan Muslimiinta ku nool dalkeeda, wasirro caan ah ayaana la sheegay iney ku lugleeyihiin mowjadaha Islaam naceybka ah ee kusii baahaya guud ahaan dalkaas.

Halkaan ka Degso Warbixinta Faransiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.