Weerar ku billawday camaliyad nafhurnimo ah ayaa maanta lagu qaaday, xarun uu shir uga socday xubno katirsan Dowladda Fedaraalka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.
Haddaba yaa lahaa abaabulka kulanka maanta lagu weeraray magaalada Baladweyne? waxaa falanqeyntaan ku eegaya C/fataax Maxamed Qaasin.