Markii ugu horreysay maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa waxa uu tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay, mid kamid ah hogwalladii ugu waaweynaa ee lagu dhiig bixiyay saraakiil iyo askar isaga katirsan.
Howlgalkaan oo ka dhacay Mukhayamka Al-Maghaazi ee magaalada Qazza ayaa dhacay 22-kii bishii January ee sanadkii 2024, waxaana lagu dilay 21 isugu jira saraakiil iyo askar katirsan Kayaanka Suhyuuniga ah.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza