Magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka ayaa waxaa dabayaaqadii bishii lasoo dhaafay ee June ka dhacay, hishiis uu garwadeyn ka ahaa Mareykanka islamarkaana ay wada gaareen dowladaha Congo iyo Ruwanda.
Dowladda Mareykanka oo iyadu ukala dab qaadeysay labadaan dhinc ayaanan illaa iyo hadda faahfaahin rasmi ah ka bixin hishiiskaan, waxaana Mareykanka tallaabadaan ku riixay, si uu u ilaashado masaalixda uu ka leeyahay Congo iyo Ruwanda, si gaar ah dhaqdhaaqyada ganacsi iyo kuwa lagu soo saarayo macaadinta dalalkaas.
Halkaan ka Degso Warbixinta Hishiiska