Friday, April 25, 2025
HomeAll News115 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Hiiraan...

115 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Hiiraan & Sh-dhexe.[BAYAAN]

Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray, dagaallo uclus oo maanta ka dhacay goballada Hiiraan iyo Sh-dhexe.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay, in dagaallo ka dhacay ka dhacay deegaanka Aboorreey ee gobalka Hiiraan lagu dilay 23 askari oo ay saraakiil ku jiraa laguna dhaawacay 37 kale.

Sidoo kale dagaallo ka dhacay gobalka Sh-dhexe, si gaar ah deegaanka Geelgub iyo duleedka Aadan-Yabaal ayaa lagu dilay 29 askari, halka lagu dhaawacay 26 kale.

Halkaan ka Degso Bayaanka Dagaallada Hiiraan iyo Sh-dhexe

Halkaan ka Degso Warsaxaafadeedka oo PDF

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.