Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaallo Markale Sool ku Dhexmaraya Maamullada Somaliland iyo SSC-Khaatumo.

Dagaallo Markale Sool ku Dhexmaraya Maamullada Somaliland iyo SSC-Khaatumo.

Dagaallo culus ayaa deegaanno katirsan gobolka Sool, waxay markale ku dhexmarayaan ciidamo katirsan maamullada Soomaaliland iyo SSC-Khaatumo, kuwaasoo ku loolamaya gacan ku heynta deegaanno katirssan gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn.

Dagaallada ugu culus waxay ka socdaan deegaanno lagu kala magacaabo Buqdharkeen iyo Yiille, oo katirsan gobolka Sool, waxana dhinacyadu ay isku adeeganayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Sida ay kusoo waramayaan dad goobjoogayaal ah, waxaa dhinacyada soo kala gaaraya gurmad ciidan, iyadoo mid weliba uu isku dayayo inaan looga gol roonaan dagaalka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.