Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsJabuuti oo Duqeymo La Beegsatay Qowmiyadda Canfarta ee Degta Itoobiya.

Jabuuti oo Duqeymo La Beegsatay Qowmiyadda Canfarta ee Degta Itoobiya.

Dowladda Jabuuti ayaa lagu eedeeyay iney Diyaaradaheeda Dagaalku Duqeyn ku dileen Dad ku noolaa gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya.

Duqeyntan oo dhacday xilli habeen ah 30 bishii Jannayo ee ina dhaaftay, ayaa la sheegay iney diyaarado Drones ah oo laga leeyahay dhanka Jabuuti ku dileen ugu yaraan 8 ruux tiro kale dhaawaceen,

Wararku waxay tilmaamayaan in markii ugu horreysay aysan ahayn oo ay diyaradahan duqeeyaan halkan, waxayna ka dhaceen deegaanka Siyaru Kebele ee degmada Eli-Daar oo ku yaalla halka ay dariska ka yihiin gobolka Canfarta iyo Jabuuti.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.