Nabadoonno iyo waxgarad kasoo jeeda beesha Xawaadle ayaa booqasho ku tagay deegaanka Beerayabaal ee dhawaanahan ay ka dhacayeen dagaallo u dhexeeya, ciidamada Xarkaada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Federaalka.
Odayaashan ayaa usoo jeediyay dhalinyarada kasoo jeeda Xawaadle iney danahooda raacsaan, Cali Jeytana aaney ka ogolaan inuu ku fushado danaha isaga u gaarka ah ee uu leeyahay.