Dhawaan ra’iisul wasaaraha Yahuudda ayaa shaaca ka qaaday, iney haboontahay in reer Filastiin dowlad looga dhiso dalka Sucuudiga, oo uu sheegay inuu yahay dal ballaaran.
Hadaba, maxaa lagu micneyn karaa qorshaha Netanyahu ee la xiriira in reer Filastiin laga barakiciyo dhulkooda, lana dejiyo dalka Sucuudiga.