Magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe, waxaa soo gaaray wafadi ka socda wilaayada Islaamiga Jubbada Dhexe, kaasoo kulamo la yeeshey odayaasha dhaqanka iyo ganacsatadii ku hanti beeley, dabkii dhawaan ka kacay suuqa weyn ee Saakow.
Guddi Ka Socda Wilaayada Jubbada Dhexe oo la Kulmay Ganacsatadii Ku Hanti Beeley Dabkii Saakow.
RELATED ARTICLES