Warbixin uu daabacay machadka ISS ee ka faallooda arrimaha amniga kana howlgala wadamo badan oo ku yaalla Afrika ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in howlgalka Shisheeye ee Aussom uu wajahayo caqabado lamid ah kuwii fashiliyay howlgalladii hore ee shaarka loo badalay.
Maalgalinta howlgalkaan cusub ayuu machadku tilmaamay iney hareysay la’aan haraysay xagga maal-gelinta ah.
Dhaqaalada xumida xooggan ee heysata howlgalka cusub ayay warbixintu tilmaamtay iney meesha ka saareyso hadafkii howlgalka ee ahaa hoos u dhigidda awoodda sii xoogaysanaysa ee Xarakdada Mujaahidiinta Al-Shabaab.