Maktabka Dacwada ee degmada Jamaame ayaa waxa uu dowro diini ah usoo xiray, qaar kamid ah ganacsatada iyo haweenka wax ka barta Maraakiizta ku taalla degmadaas.
Ku dhawaad muddo todobaad ah ayay socotay dowradaan, waxaana ay ku qaateen duruus kala duwan.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada Jamaame