Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsMadaafiic Lagu Garaacay Xarunta Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ee Muqdisho.

Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ee Muqdisho.[WARSAXAAFADEED]

Barqanimadii maanta guutooyinka Madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay Madaafiic ku garaaceen, xarunta Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ee Habar-Khadiijo oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay, weerarka Madaafiicda ah ee lagu garaacay xarunta Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ee Muqdisho.

Warsxaafadeedka ayaa lagu sheegay, in weerarka uu geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burburka xafiisyo iyo qalab muhiim u ahaa Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka, kuwaas oo ku yaallay gudaha xarunta.

Halkaan ka Degso Degso Warsaxaafadeedka

Halkaan ka Degso Bayaanka oo PDF ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.