Al-Kataaib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay Filim lagu soo bandhigayo dagaal Askar badan lagu dilay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe.
Muuqaalkaan ayaa soo bandhigaya weerarkii lagu qaaday, xeryihii ay askarta Dowladda Fedaraalka ku lahaayeen deegaanka Warta Dibi-samatar ee gobalka Sh-dhexe, kaas oo lagu dilay askar badan.