Dadka ku dhaqan xaafado katirsan degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen, in Dowladda Fedaraalka ay ku fashilantay hagaajinta wadooyin muhiim u ah bulshada.
Waxa ay tilmaameen in wadooyinka ay ka jiraan nadaafad xumo baahsan, taas oo dhibaato ku ah bulshada, haddii uu roob sidaasi ugu da’ana laga dhaxli karo dhibaatooyin caafimaaad.