Warbixinno la baahiyay ayaa tibaaxaya in 45 daqiiqaba uu maamulka Yahuudda Marinka Qazza ku dilo 1 canug, taas oo ka dhigan in maaalin waliba uu maamulkaan nafta dhaafiyo 20 caruur ah.
Xasuuqaan wuxuushnimada ah ayaa wali ka soconaya magaalada Qazza, waxaana tan iyo 07 October uu Kayaanka Suhyuuniga ah dilay in ka badan 17,000 oo caruur ah.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza