Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCiidanka Itoobiya oo Haween Soomaali ah ku Kufsaday Dhulka Soomaali-galbeed.

Ciidanka Itoobiya oo Haween Soomaali ah ku Kufsaday Dhulka Soomaali-galbeed.

Degaanka Kaaluu ee katirsan degmada Shilaabo oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay, fal kufsi ah oo ay ciidanka Millateriga Itoobiya ee halkaasi ugu geysteen tiro dumar ah.

Kufsigan ayaa waxaa la kumay labo dumar ah oo xoolo biyo u aroorinayay, maamulka ay Itoobiya ka dhisatay halkaasi ayaana isku dayay inuu tacadigan qariyo.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.