Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXiisad ka Taagan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada-hoose.

Xiisad ka Taagan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada-hoose.[DHAGEYSO]

Mucaaradka maamulka la baxay Jubbaland ayaa lasoo warinayaa iney dhaqdhaaqyo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada-hoose.

Hub uruursi ayay billaabeen musharrixiinta maamulka la baxay Jubbaland, kuwaas oo kasoo horjeeda hab dhaqanka Axmed Madoobe oo ah hogaamiyaha maamulkaas.

Waxaa magaalada ka socda dhaqdhaaqyo xooggan, iyadoona wararka qaar ay sheegayaan in arrintaan ay ku lug leedahay Dowladda Fedaraalka oo uu khilaaf adag kala dhaxeeyo maamulka la baxay Jubbaland.

Halkaan ka Degso Warka Xiisadda Kismaayo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.