Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay heshiiska shidaalka ee dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo Turkiga.
Wareysi aan la yeelanay ayuu aqoonyahanku si qoto dheer kaga warramay heshiiskan iyo xaqiiqo ahaan cidda faa’iidada ku qabta ee ka macaasheysa.