Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay weerar cagmarin ah ku qaaday, saldhigyada ay askarta Dowladda Fedaraalka gaar ahaan kuwa Bangaraaf ee uu Mareykanku tababartay ku leeyihiin deegaanka Wargaadhi ee Sh-dhexe, waxaana socda dagaal culus oo khasaare dhaliyay.