Mu’asasada Al-Kataa’iba ah oo ah garabka warbaahineed ee Xarakad Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa baahindoonta sawirro hordhaca h oo ku saabsan dagaalkii saakay ka dhacay degaanka Wargaadhi ee gobolka Sh/Dhexe.
Sawiradan ayaa soo badhigi doonta dagaalka iyo sida uu udhacay, iyo meydadka ciidamada Dowladda Fedaraalka oo daadsan fagaaraha dagaalka.