Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMas’uuliyiinta Kenya Ugu Magacaaban NFD oo ka Cabanaya Duruufo & Dhaqaale...

Mas’uuliyiinta Kenya Ugu Magacaaban NFD oo ka Cabanaya Duruufo & Dhaqaale Yari.

Madaxa gudoomiyayaasha sidoo kalana ah barasaabka magaalada Wajeer ee dhulka NFD ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in maamullada ay Kenya ka dhisatay dhulkaas ay soo wajahday dhaqaale yari baahsan.

Ninkaan oo lagu magacaabo Axmed Cabdullahi ayaa waxa uu tilmaamay, in dhaqaalaha maamullada ay Kenya ka dhisatay NFD uu hadda marayo halkii ugu hooseysay.

Waxa uu intaa ku daray iney hadda ku qasban yihiin joojinta shaqaaleysiinta dadkii ay Kenya usoo wakiishatay iney nidaamkeeda hoos geyso, si ay uga shaqeeyaan danaha xukuumadda Nairobi.

Halkaan ka Degso Warka NFD

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.