Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAxmed Madoobe oo Boor uu ku Muujinayo Musharaxnimadiisa Dhigay Wadooyinka Kismaayo.

Axmed Madoobe oo Boor uu ku Muujinayo Musharaxnimadiisa Dhigay Wadooyinka Kismaayo.

Hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland ayaa gudaha magaalada Kismaayo ku dhegsaday tabeelle uu ku muujinayo musharraxnimadiisa, isagoo umuuqada inuu dhagaha ka fureystay baaqii waxa loogu yeero Beesha Caalamku ujeediyeen dhawaan.

Boorkan lagu arkay gudaha magaalada Kismaayo ayaa muujinaya in Axmad Madoobe uu doonayo inuu mar kale ku fadhiisto kursiga maamulkaasi.

Tan ayaa timid kadib markii dhawaan la shaaciyay, in doorasho ka dhacday gudaha magaalada Kismaayo uu mar kale kusoo baxay gudoomiyii waxa loogu yeero golaha Baarlamaanka ee maamulkaasi Cabdi Maxamad Cabdiraxmaan.

Halkaan ka Degso Warka Axmed Madoobe

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.