Tuesday, June 10, 2025
HomeAll NewsDhegeystayaasha Al-Furqaan oo ka Aragti Dhiibtay Filimkii Aadan Yabaal.

Dhegeystayaasha Al-Furqaan oo ka Aragti Dhiibtay Filimkii Aadan Yabaal.

Qaar kamid ah dhegeystayaasha ku xiran idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan, ayaa aragtidooda ka dhiibtay muuqaalkii cusbaa ee hadiyadda ciidda oo ay shalay baahisay Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhegeystayaashan ayaa mid waliba oo kamid ah wuxuu ka hadlay waxa uga baxay filimka iyo haddii uu ku dhex arkay muuqaalka wax uu la yaabay.

Halkaan ka Degso Aragtida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.