Friday, May 9, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo Xabsiga Guwantanamo Bey Kasii Daayay Maxbuus u Xirnaa 17 Sano.

Mareykanka oo Xabsiga Guwantanamo Bey Kasii Daayay Maxbuus u Xirnaa 17 Sano.

Dowladda Mareykanka ayaa xabsiga Guwantanamo-bey kasii deysay maxbuus ku dhawaad 20 sano ku xirnaa xabsigaas.

War kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in xabsiga sumcadda xun ee Guwantanamo-bey laga sio daayay mid kamida maxaabiista muslimiinta oo halkaas lagu tacdiibinayay 17 sanadood xiriir ah.

Maxamed Cabdi Malik Baajaabu oo kasoo jeeda Muslimiinta dalka Kenya, muddo 17 sano ahna ku xirnaa xabsigaas ayaa lasii daayay, kaas oo ku eedeysnaa inuu katirsan yahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Maxamed ayuu Mareykanku ku waayay dhammaan eedeymihii loo heystay, waxaana 17 sano oo uu dulmi ku xirnaa kadib uu iminka dib uhelay xurriyaddiisa.

Halkaan ka Degso Warka Guwantanamo

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.