Wabiga Jubba ee Mara magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa maanta soo tufay wiil dhalinyaro ahaa oo shalay wabigu qaaday.
Qaar kamid ah ehelada wiilka iyo dad shalay xalay ilaa maanta ku sugnaa wabiga ayaan wareysiyo la yeelanay.
Wiilka Wabiga uu qaaday ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Xasan oo ku magac dheeraa Cabdi Faruurow.