Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsAbwaan la Dhacsanaa Duullaanka Shisheeye oo ku Geeriyooday Muqdisho.

Abwaan la Dhacsanaa Duullaanka Shisheeye oo ku Geeriyooday Muqdisho.[WAREYSI]

Waxaa maalintii shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abwaan Afkiisa ku taageerayay Dowladda Fedaraalka iyo ciidamada Shisheeye oo Afka looga soo baxay una geeriyooday xanuunkaas.

Abwaan Cabdulle Geedanaar ayaa ka xanuunsanayay Afka siiba goos, kaasoo uu u dhintay markii ay dhaqaatiirtu wax ka qaban waayeen.

Cabdulle ayaa taageerayay labadii sano ee lasoo dhaafay duullaanka ciidamada Shisheeye iyo askarta ku jaalka ah ee Dowladda Fedaraalka iyo Macawiisley sida uu noo sheegay Nabadoon Cabdullaahi Cali Caraay.

Halkaan ka Degso Wareysiga Nabadoonka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.