Mu’assasada Al-Kataa’ib ayaa baahisay qeybta 01aad Dokumentari daaha ka feydaya hagardaamooyinka ay hay’adaha IMF iyo World Bank ku hayaan dalalka soo kobcaya, si gaar ah Soomaaliya.
Taxanahaan oo ka kooban 3 xalqo ayaa soo bandhigaya, aragtida dhaqaale ee dalka lagu hagayey tobanaankii sano ee lasoo dhaafay iyo caqabadaha dhaqaale ee uu dalkeenu waajahayo.