Mu’asasada Al-Kataa’iba ah oo ah garabka warbaahineed ee Xarakad Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa baahisay sawiirro hordhac ah oo muujinaya qaabka uu udhacay dagaalkii saakay lagu qaaday saldhigii ay ciidanka Bangaraaf ku lahaayeen degaanka Wargaadhi ee gobolka Sh/Dhexe.
Sawirada ayaa waxaa kasoo muuqanaya meydadka ciidamo katirsan kuwa Dowladda Fedaraalka oo goobta dagaalka la bilqay.
Halkan hoose ka daawo sawirrada.