Thursday, April 24, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Deegaanka Kuunyo Barrow ku Toogtay Nin la Shaqeynayay Dowladda Fedaraalka.

Al-Shabaab oo Deegaanka Kuunyo Barrow ku Toogtay Nin la Shaqeynayay Dowladda Fedaraalka.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose, ayaa fulisay xukun Xaddu Riddo ah, oo lagu fuliyay nin la shaqeynayay ciidamada Dowladda Federaalka.

Fagaare ku yaala Kuunyo Barrow ayaa galabnimadii maanta waxaa isugu soo baxay boqollaal kamid ah dadka magaalada, kuwaasoo daawanayay xukunka Maxkamadda.

Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fagaaraha ka akhriyay xukunka, ninka lagu fuliyay iyo maraajicda loo cuskaday intaba.

Halkaan ka Degso Codka Qaadiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.