Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed faahfaahsan kasoo saaray, weerarkii cuslaa ee maanta ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee gobalka Sh-dhexe.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in uu sii kordhay khasaaraha askarta Dowladda Fedaraalka ku gaaray weerarkaas, iyadoo tirada dhimashada ay gaartay 60 askari halka dhaawacuna yahay 21 kale.