Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay Dagaal xooggan ku qaaday, saldhig ay ciidanka Bangaraafta ee uu Mareykanku tababaray ku lahaayeen degaanka Wargaadhi ee gobolka Sh/Dhexe.
Waxaa jira khasaare xooggan oo isugu dhimasho iyo dhaawac oo dagaalkaasi ku gaaray ciidanka loogu yeero Danab.
Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa bayaan hordhac ah oo looga hadlayo khasaaraha ka dhashay weerarkan soo saaray.
Halkan ka Degso War-Saxaafadeedka.