Degaanka Kaaluu ee katirsan degmada Shilaabo oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay, fal kufsi ah oo ay ciidanka Millateriga Itoobiya ee halkaasi ugu geysteen tiro dumar ah.
Kufsigan ayaa waxaa la kumay labo dumar ah oo xoolo biyo u aroorinayay, maamulka ay Itoobiya ka dhisatay halkaasi ayaana isku dayay inuu tacadigan qariyo.