Dhawaan diyaaradaha dowladda Itoobiya ayaa duqeyn wuxuushnimo ah ka geystay, suuqa degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.
Duqeynta oo dhacday saq dhexe ayaa si cadowtooyo ah loogu beegsaday suuqa Jilib iyo goobo waxbarasho, waxaana ka dhashey dhaawaca tiro dad ah iyo buburka hanti badan.