Thursday, April 17, 2025
HomeAll NewsDab Khasaare Nafeed Geystay oo ka Kacay Magaalada Nairobi ee Kenya.

Dab Khasaare Nafeed Geystay oo ka Kacay Magaalada Nairobi ee Kenya.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dab ka kacay mid kamid ah degmooyinka katirsan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

6 ruux ayaa ku dhintay dab xooggan oo ka kacay degmada Kamakunji ee katirsan Nairobi, waxaana sido kale dhaawacmay dhowr qof oo kale.

Dhaawacyada dadka ayaa la geeyay isbitaallada magaalada ku yaalla Nairobi.

Halkaan ka Degso Warka Dabka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.