Friday, May 9, 2025
HomeAll NewsDadkii ka Barakacay Ceerigaabo oo ka Cabanaya Maamulka Soomaaliland.

Dadkii ka Barakacay Ceerigaabo oo ka Cabanaya Maamulka Soomaaliland.[DHAGEYSO]

Xaalado kala duwan ayay wajahayaan dadkii ku barakacay dagaallada u dhexeeyay maamullada la kala baxay SSC Khaatumo iyo Soomaaliland, si gaar ah kuwii ka dhacay magaalada Ceerigaabo gobalka Sanaag.

Maamulka gobalka ee hoostaga maamulka la baxay Soomaaliland, ayaa waxa ay dadkii ka barakacay magaalada Ceerigaabo sheegeen iney dhibaatooyin ka tirsanayaan.

Waxay maamulka gobolka ku eedeeyeen inuu musuq maasuqay raashin ay hay’ad keentay, iyagoo intaasi ku daray iney dhibaato ku dareemayaan goobaha baadiyaha ah ee ay usoo barakaceen.

Dhawaan ayay aheyd markii sidaan oo kale dadkii ku ka barakacay magaalada ay sheegeen, iney nolol xumo daran ku heysato tuulooyinka ay u barakaceen, islaamrkaana aysan heysan waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha.

Halkaan ka Degso Warka Ceerigaabo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.