Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsCiidamada Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dhibaato ku Haya Dhalinyarada Mootooleyda ah.

Ciidamada Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dhibaato ku Haya Dhalinyarada Mootooleyda ah.

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo xoogeysanaya lacagaha baadda ah ee ay ciidamada Dolwadda Fedaraalka gaar ahaan kuwa Sirdoonka ay ku hayaan, dhalinyarada ka xeysa mootooyika laba lugaaleyda ah.

Waxa ay tilmaameen in marba mashruuc ay soo dajiyaan taas oo ay lacago kaga qaadayaan dhalinyarda, ayna usii dheer tahay dhibaatooyin kale.

Halkaan ka Degso Warka Mootooleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.