Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 29-08-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 29-08-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay, booqashadii uu Abiy Axmed ra’iisul wasaaraha Itoobiya ku yimid magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale lagu soo gudbiyay kalimaddii uu Sheekh Abuu Cubeyda ka jeediyay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyey Maktabka Wilaayaatka iyo Hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdi Fattaax Maxa’ed Qaasim.

Halkan kala deg Diiradda Jimcaha 28-02-2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.