Caruurta da’da yar ee aanu waajibka ku ahayn Soonka, waxaa wanaagsan inaan ku barbaarinno jacaylka soonka bisha barakeysan ee Ramadaan, hadaba maxay tahay wadiiqooyinka iyo asaaliibta aan arinkaasi u adeegsan karno?