Warbaahinta Islaamig ah Al-Furqaan ayaa munaasabadda ciidul-Adxaa Awgeed waxay sanadkan qabtay Barnaamijka Tartan Aqooneedka Odayaasha Dhaqanka Gobolka Jubada Hoose.
Tani waa weybta 02aad ahna tan ugu dambeysa ee barnaamijka, taas oo sidoo kale lagu shaacin doono natiijada tartanka.