Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsDil loo Geystay Ganacsade Soomaaliyeed oo Markale ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika.

Dil loo Geystay Ganacsade Soomaaliyeed oo Markale ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika.

Koox Burcad ayaa habeenkii xalay magaalada Cape Town ee dalka South Africa ku dilay, wiil dhalinyaro Soomali oo ganacsade ahaa.

Dilka wiilkan ayaa waxaa ka dambeeyay koox burcad ah, waxayna ku dhex dileen goobtiisa ganacsiga, wiilka la dilay ayaana lagu magacaabaa Cabdiraxmaan Mowliid.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.