Dowladda Federaalka ayaa wada isku day ay ku dooneyso iney ku afduubato Suugaanta Soomaalida, iyadoo gabayadii laga qaaday dagaalladii lala galay gumeystayaashii dalka kusoo duulay, u adeegsaneysa dadka maanta la dagaallamaya Shisheeyaha dalka kusoo duuley.
Hadaba isku dayadan sidee ayay ku socdaan? Waraysi Cabdullaahi Soomaali, oo ah wariye katirsan Warbaaihnta Al-Furqaan, aadna u daneeya Suugaanta Soomaaliyeed.