Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsMaxaa Sababay Firxadka Ciidamada Dowladda Fedaraalka ee Furimaha Dagaalka.

Maxaa Sababay Firxadka Ciidamada Dowladda Fedaraalka ee Furimaha Dagaalka.[WAREYSI]

Maanta taliyaha ciidamada Asluubta Dowladda Federaalka ayaa sheegay, iney xabsiga dhigeen ciidamo kasoo firxaday furimaha hore ee dagaalka, oo katirsan kuwa Dowladda Federaalka.

Hadaba Shariif Shaacib, oo kamid ah saraakiishii hore ee ciidamada Soomaaliya, ayaanu ka waraysanay bal sida uu u arko firxadka ciidamada Dowladda Federaalka ay kasoo sameynayaan furimaha hore ee dagaalka.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.