Maktabka dacwada ee degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe ayaa dowro sharci ah usoo xiray ganacsatada degmadaas.
Dowrada oo socotay muddo 2 sano ah ayaa waxa ay ganacsatadu ku qaateen, duruusta muqarar ay qortay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo ka koobnaa 4 qeybood, halkii muqrarna uu soconayay 6 bilood.
Ganacsatada dowrada qaadatay ayay tiradoodu aheyd 45 ruux, waxaana dadkii kaalmaha hore ka galay imtaxaan laga qaaday la gudoonsiiyay shahaadooyin.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada