Waxaa isasoo taraya Jamaacaadka Jihaadiga ee hambalyeynaya guushii weyneyd ee ay gaareen Muslimiinta Qazza, kuwaasoo nafhur boqollaal maalin ah kadib ku qasbay Sahaayinada Yahuudda, in iyagoo hoog jiidaya saxiixaan heshiis dullinimo ku ahaa.
Mu’assasada warbaahineed ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Maghribul Islaami ayaa baahisay, bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta, kaasoo loogu hambalyeeyey muslimiinta Qazza dhabar adeyga ay sameeyeen.
Halkan kala deg- Hambalyada guusha Qazza- Maghiribul Islaam iyo Qaarad u ekaha Hindiya