Wednesday, April 23, 2025
HomeWarka GudahaGudoomiye ku Xigeenkii Degaanka Sabiid oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Gudoomiye ku Xigeenkii Degaanka Sabiid oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Hawgal gaar ah oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska degaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu dilay, Maxamed Xasan Jiir oo ku magac dheeraa Maqas, islamrkaana ahaa Gudoomiye ku xigeenkii degaanka Sabiid ee gobolka Sh/Hoose ugu magacaawnaa maamulka la baxay Koonfur Galbeed.

Ninkan ayaa intii uu joogay degaanka Sabadii sanadihii lasoo dhaafay, wuxuu dhibootooyin ugeystay bulshada degaanka, in kastoo ay xilligan Xarakad Mujaahidiinta Al-Shabaab maamuleyso degaanka, dhibaatooyinkiina ay meesha ka baxeen.

Dilka mas’uulkan ayaa maamulka la baxay Koonfur Galbeed iyo Dowladda Fedaraalkaba ku noqday mid naxdin leh.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.